Hlavní navigace

 Diiwaan 2.2.5

3

Pro hodnocení programu se prosím nejprve přihlaste

Staženo
1 ×
Kaydka ganacsiga iyo adeegyada gaarka loo leeyahay, adeegyada guud, xogta shirkadaha, badeecadaha iyo adeegyada gaarka ah iyo kuwa dadweynahaba.

Waa hab (System) aad ganacsiga ama adeegga aad sameyso aad si sahlan u faafin karayso, oo cid walba oo daneyneysa ay heli karto xogtaada.

Sidoo kale waxa qof kastaa awoodi karayaa inuu raadsho oo helo xogta, cinwaanka iyo telefonada ganacsiga iyo adeegga uu doono.

Waxa uu u shaqeynayaa shaqeynayaa sida Yellow Pages ama Directory (Tusmo) oo weliba lagu saleeyey qaabka ganacsiga Somalida.
  • Verze programu

    2.2.5

  • Poslední aktualizace od vývojáře

    22. 12. 2017

  • Počet stažení za měsíc

    0 ×

  • Potřeba instalace:

    Ano

  • Web autora

    Farad Sharmarke

  • Podporované jazyky

    • Somálština
Zobrazit více
Přejít do Google Play
Zdarma

Sdílet

TIP: Stahují se vám programy pomalu? Změřte si rychlost svého internetového připojení.