NAJASHI 1.0.3

3

Pro hodnocení programu se prosím nejprve přihlaste

Staženo
0 ×
Najashi waa suuq ganacsi oo caalami ah kaasoo la aasaasay 2018, sidoo kalena loogu talagalay in oo horumar balaaran ka sameeyo suuq geynta badeecoyinka kala duwan.

Ahmiyada loo aas-aasay suuqaan ayaa ah in wax laga bedelo hanaanka qadiimiga ah ee bulshadeenu wax u gadato, kaasoo ah mid aan saameyn badan leheyn.

Najashi ayaa fursad u siinaya ganacsiyada yar yar iyo kuwa waaweyn iney ku iibiyaan badeecoyinkooda, isagoo u damaanad qaadaaya in oo u sameyn doono suuq geyn balaaran sidoo kalana oo macmiilka wax iibsaday guriigsa ugu geyn doono shayga oo ka iibsaday ganacsiyada isticaama adeegaan.

Najaashi ayaa ka kooban 2 qeybood oo kala ah :-

1- Baqaarle (online store) : waxaad ka heli doontaa dhamaan ganacsiyada gaarka loo leeyahay ee ka jira gudaha dalka kuwaas oo aad ka iibsan doonto alaabta aad u bahan tahay adiga oo gurigaaga jooga.

qiimuhu waa mid ku raali geliya sheyguna wakii aad rabtay.

2 - Geyn (Delivery): waxaa laguu keeni doona dhamaan alaabta aad ka iibsatay adeega Najashi iyado lagaaga soo qaadi doono ganacsigii aad ka iibsatay iyadoo laguugu keeni doono hoygaaga.

Najashi Ma aha kaliya suuq geeye ee waa isku xiraha iyo fududeeyaha baahida bulshada.
  • Verze programu

    1.0.3

  • Poslední aktualizace od vývojáře

    14. 5. 2020

  • Počet stažení za měsíc

    0 ×

  • Velikost

    10,3 MB

  • Potřeba instalace:

    Ne

  • Web autora

    TABAARAK ICT SOLUTIONS

  • Systémové požadavky

    Aplikace pro: iPhone, iPad

  • Podporované jazyky

    • Angličtina
Zobrazit více
Přejít do App Store
Zdarma
Aplikace pro: iPhone, iPad

Sdílet

TIP: Stahují se vám programy pomalu? Změřte si rychlost svého internetového připojení.